Mareykanka oo laga sugayo in go’aan ka gaaraan lacag gaareysa 7 bilyan oo Afganistan leedahay

Bangiga Keydka ee Maraykanka ee kuyaalla magaalada New Yor waxaa ku xaniban lacag gaareysa 7 bilyan oo doolar oo leedahay dowlada Afganistan, waxaana go’aan ka gaarista lacagtan laga sugayaa maamulka Madaxweyne Biden. Maxkamad ku taalla Mareykanka ayaa qoraal ay u dirtay Madaxweyne Biden kaga dalbatay in ay cadeeyaan sidii laga leeli lahaa lacagtan faraha badan … Continue reading Mareykanka oo laga sugayo in go’aan ka gaaraan lacag gaareysa 7 bilyan oo Afganistan leedahay